Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Puntland maxay ku lumin kartaa ka maqnaanshaheeda Shirka Baydhabo?
    Somalia

    Puntland maxay ku lumin kartaa ka maqnaanshaheeda Shirka Baydhabo?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 17, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Sadexda Qodob Shirka Madasha Bartamaha iyo Koonfurta Dalka marnaba PL qayb kama noqon karto.

    Amniga?

    Ma jiro haba yaraatee Saad Amni oo Xamar uga yimaada PL.

    Majirto Qalab iyo Gaadiid Amni oo Xamar usoo mara PL.

    Majirto Mushahaar,Guno iyo tababar Ciidan oo Xamar uga xiran Puntland.

    Majiro qorshe,hogaan iyo xog amni oo ka dhaxeeya PL iyo Xamar.

    Midaynta Canshuuraha?

    Puntland kuma wareejinayso Ilaheeda dhaqaale Dowlad aan laysku halayn karin oo aan masuul ahayn.

    Dastuurkeeda,ayaa uqeexaya awoodaha ay ku wareejin doonto Dowlada Fadaraalka marka lays waafajiyo Labada Dastuur oo la qabyo tiro kan Fadaraalka.

    Puntland habayaraatee majiri karo caqli saliim ah oo ku khasbi kara in ay Canshuuraha kala midowdo Xamar xiligan.

    Doorashooyinka?

    Puntland waxay leedahay Dastuur uqeexaya mudo xileedka hay’adaheeda Dowladeed.

    Sidaa daraadeed mudo doorashadeeda waa Dastuuri aan ku xirnayn meel kale.

    Lama mid ah Maamulada halka magaalo oo nidaamkoodu ku urursan yahay Halka Xaafiis saamayna ay ku yeelan karto Villa Xamar.

    Isku soo wada duuboo PL ka maqnaanshaheeda Shirka Baydhabo waxba uma dhimi karo.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    April 6, 2026

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    April 6, 2026

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    April 6, 2026
    Latest Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.