Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Puntland oo beenisay in Ciidamo katirsan ay ku biireen Somaliland (VIDEO)
    Somalia

    Puntland oo beenisay in Ciidamo katirsan ay ku biireen Somaliland (VIDEO)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 21, 2020Updated:January 21, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wasiirka duulista iyo garoomada Dowladda Puntland Xuseen Cismaan Gibiley, iyo saraakiil katirsan Ciidanka Puntland oo Warbaahinta kula hadlay Degmada Boocame ee Gobolka Sool, ayaa beeniyay in Ciidamo ay Somaliland kusoo bandhigtay dhowaan magaalada Laas-caanood ay yihiin Ciidamo ka goostay Puntland.

    Masuuliyiintu ayaa sheegay inay Somaliland degaanka Boocame ka kaxaysatay dhallinyaro aan wax shaqo ah ku lahayn ciiddan, balse loo  galiyay darees kadibna Laas-caano lagusoo bandhigay.

    Dowladda Puntland ayaa muddooyinkii ugu dambeeyay waday diiwaan-gelinta Ciidankeeda, iyadoo ku diiwaan-gelinaysa Habka casriga ah (Biometric), waxaana jiray saraakiil iyo Ciidamo ay wataan oo laga saaray Liiska Ciidanka Puntland, kaddib markii ay diideen inay kusoo xaroodaan Xeryaha Tababarada, si loo diiwaan-geliyo, sidoo kalena dib u habeyn iyo Hubin Caafimaad loogu sameeyo.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.