Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Puntland oo gaar uqaadanaysa Lacagta Visa-ha
    Puntland

    Puntland oo gaar uqaadanaysa Lacagta Visa-ha

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 12, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Nidaamka Visa-ha lagu qaadanayo Online-ka,waxaa soo rogay Maraykanka.

    Mana ahan Somaliya oo qura halka laga hirgeliyay ee caalamka oo idil,ayuu ka dhaqangeliyay marka Ruushka laga reebo.

    Ujeedka Maraykanku,waa arimo amaan iyo in lala socdo Dadka la baadigoobayo dhaqdhaqaaqooda.

    Basaboor walba oo aad wadato markaad dhoofayso,waa in aad Visa-ha dalbataa.

    Khilaafka ka taagan gudaha Somaliya ee Lacagta Visa-ha online-ka lagu qaadayo ee DFS uxaroonaysa,waa la xaliyay.

    Qaybta PL,waxaa loo badalayaa in Garowe lagu bixiyo Lacagta oo Visa-ha Qofka usocda PL Lacag la’aan uu ku dalbado.

    Aragtidaas,waxaa riixay isla Maraykanka,waxaana lagu sii shaqayn doonaa ilaa Fadaraalka hirgelintiisa la dhamaystirayo si sax.

    SL,iyada caqabada haysata,waa in aysan qayb ka ahayn DFS oo aysan aqoonsanayn,halka PL doodeedu tahay arimaha fadaraalka.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.