Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Puntland oo hoos udhigtay Shirka Xamar Ee Wasaaradaha Maaliyada
    Somalia

    Puntland oo hoos udhigtay Shirka Xamar Ee Wasaaradaha Maaliyada

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 8, 2023Updated:June 8, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Shirkan kusoo gaba-gaboobay Muqdisho ee udhaxeeyay Wasiirada Maaliyada DG B iyo K Dalka iyo Dowlada dhexe.

    Muhiimada ugu weyn ee laga lahaa,waxay ahaayeen Laba Qodob oo kala ahaa…

    1.In Baanka Aduunka la tuso wada shaqayn,isla xisaabtan iyo Xisaab celin.

    2.In lagu qaybsado Lacag $20 ah oo Midowga Yurub ku kabayo Miisaaniyadaha DG iyo D.Fadaraalka.

    PL shirkan iyo heshiiskan qayb kama ahan oo horay ayay uqaadacday.

    Waxay PL ku adkaysanaysaa in aysan qayb kasii ahaan karin waxa Xamar ka socda.

    Maqnaanshaha PL,wuxuu sababay in ay istaagaan Shaqoooyin badan oo socday.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.