Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Puntland oo iska fogaysay waraysiga Wasiir Caydiid
    Puntland

    Puntland oo iska fogaysay waraysiga Wasiir Caydiid

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 1, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Mowqifka Puntland,waxaa laga soo saari doona fadhi ay yeelan doonaan Labada gole ee Dowlada Puntland.

    Fadhigaasi,wuxuu dhici doona Todobaadyada soo socda marka ay soo dhamaato wadatashiyo lala samayn doono qaybaha bulshada.

    Saakay,waxaa qabsoomay shirkii golaha wasiirada,waxaana lagu falanqeeyay arinka aqoonsiga SL,iyadoo laysla qaatay in gudiyo loo saaro oo inta qiimayntaasi soo dhamaanayso aysan jiri karin Wasiir,Xildhibaan iyo Shaqaale ka hadli kara.

    Hadalka Caydiid ku hadlay ma’ahan mid uu ku matalo Dowlada Puntland ee waa fikradiisa ugaarka ah.

    Mowqifka Puntland ee aqoonsiga SL,waa masiiri si rasmi ah usoo bixi doona.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Muxuu ka dhigan yahay xiriirka dhexmaray SL iyo Israa’iil?

    January 1, 2026

    Xasan Shiikh oo baadigoobaya xiriir uu la yeesho Israa’iil

    December 31, 2025

    Ma dhabaa in Deni iyo Xasan kawada hadleen ictiraafka SL?

    December 27, 2025
    Latest Posts

    Puntland oo iska fogaysay waraysiga Wasiir Caydiid

    Faallo:-Muxuu ka dhigan yahay xiriirka dhexmaray SL iyo Israa’iil?

    Xasan Shiikh oo baadigoobaya xiriir uu la yeesho Israa’iil

    The President, Prime Minister, and the Speaker of the Lower House MUST be held accountable

    Ma dhabaa in Deni iyo Xasan kawada hadleen ictiraafka SL?

    Faallo:-Dowlada Puntland,waa in aysan ka hadlin qodobka ictiraafka Israa’iil ee SL.

    𝐃𝐚𝐰𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐈𝐬𝐫𝐚𝐞𝐥 𝐨𝐨 𝐬𝐢 𝐫𝐚𝐬𝐦𝐢 𝐚𝐡 𝐮 𝐚𝐪𝐨𝐨𝐧𝐬𝐚𝐭𝐚𝐲 𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐛𝐚𝐧𝐧𝐚𝐚𝐧𝐢𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝

    Israel announces official recognition of Somaliland as independent state

    Faallo:-Isbarbardhiga doorashada Xasan iyo doorashooyinka SL&PL

    Puntland oo uheshay mashruuc Wadada Galkacyo-Goldogob

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.