Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Puntland oo ka hadashay Markabka la Afduubtay Ee Bangalidhesh
    Somalia

    Puntland oo ka hadashay Markabka la Afduubtay Ee Bangalidhesh

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 14, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka Badda iyo Dekadaha Puntland oo hadlay,ayaa sheegay in ay ka warqabaan in Markabku kusoo wajahanyahay xeebaha Puntland qorshena ka leeyahiin.

    “Annagu howlgal rasmi ah oo aanu kula wareegayno Gaadiidka,iyagana aanu ku xirayno kuna marinayno shuruucda,ayaan leenahay,marka annaga istiraatijiyaddayaddu waxaa weeye in ayna Xeebahayagu noqonin bahalo galeen lala yimaado Gaadiidka Badaha lagu soo Afduubto,ayaa naga go’an”.

    Wasiirka Arrimaha Dibadda dalka Bangladesh Xasan Maxmuud oo saxaafadda lahadlay,ayaa sheegay in ay isku dayayaan in ay la xiriiraan burcadda, iyaga oo adeegsanaya Gacan Labaad.

    Warbaahinta dalkaas,ayaa sheegtay in Qoysaska shaqaalaha Markabka saaran ay talaadadii isa soo dhoobeen xafiiska Shirkaddu ku leedahay gudaha magaalada Chittagong ee dalka Bangladesh.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.