Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Puntland oo kooxo caafimaad u dirtay Gobalka Sool (Sawirro)
    Somalia

    Puntland oo kooxo caafimaad u dirtay Gobalka Sool (Sawirro)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 14, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wasaaradda caafimaadka dawlada Puntland oo kaashanaysa hayada Kaalo ayaa maanta labo kooxood oo caafimaad udirtay degmooyinka Xudur iyo Taleex ee gobolka Sool.

    Wasaaradda Caafimaadka ayaa sheegtay in kooxahaan oo ka kala shaqayn doona degaanada Awrbogays iyo nawaaxigeeda iyo degmada Taleex iyo deeganada u dhaw, ay ka qayb qaadan doonaan dawooyinka loo samaynayo dadka dagan deegaanadaas oo xanuuno ay dilaaceen.

    Isku-duwaha Wasaaradda Caafimaadka Gobolka Sool Abdirahmaan Cumar Cadde oo xarunta wasaaradda ku sagootiyay kooxahaan, ayaa kula dardaarmay inay bulshada degaanada ay tagayaan ay ugu soo caawiyaan sida ugu wangsan.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.