Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Puntland oo Shuruudo adag ku xirtay Mashaariicda Baanka Aduunka
    Somalia

    Puntland oo Shuruudo adag ku xirtay Mashaariicda Baanka Aduunka

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 22, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Puntland 5-Shuruudood ayay ku xirtay qayb in ay ka noqoto Mashaariicda Baanka Aduunka,kuwaasoo kala ah…

    1.In ay cadahay Qoondada PL ay ku leedahay Mashruucaas.

    2.In Madaxa Mashruucaas maamulaya fadhigiisu yahay gudaha Puntland.

    3.In Dhaqaalaha ku baxaya lagu soo shubo Bangiga Puntland.

    4.In Hanti dhowraha Puntland door ilaalin ah ku leeyahay fulinta Mashruucaas.

    5.In Shaqaalaha loo qaadanayo Mashruucaas Puntland ay ku leedahay Qaybteeda.

    Dhamaan Qodobadan,waa Dastuuriyan ku qotoma Dastuurada PL iyo kan kmg ah ee Fadaraalka.

    PL waxay diiday in hanaanka Maaliyada Somaliya loo dhiso si baalmarsan Nidaamka Fadaraalka ama si iga gaarsii ah oo berri fashilmi doona.

    Puntland,waxay samaysatay nidaam Maaliyadeed oo ugaar ah,waxayna muujisay in ay isku filan tahay dhaqaale ahaan iyo nidaam ahaanba.

    Puntland,waxay soo ceshatay awoodo Dastuuriya oo ay horay ugu deg-degtay wareejintooda,waxayna hada kadib taagan tahay,waxaan laga heshiin oo aan waafaqin nidaamka Fadaraalka qayb kama noqonayno.

    SL iyo Dekeda Berbera,waa Qodob muhiimadiisa leh in lagu xisaabtamo.

    Baanka Aduunka iyo IMF PL way diiday in ay ufududayso danahooda khatarta ku ah Dowlad dhiska Somaliya.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.