Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Puntland oo si weyn ugu diyaar garowday hawlgalka Buuralayda
    Somalia

    Puntland oo si weyn ugu diyaar garowday hawlgalka Buuralayda

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 26, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waxaa la Diyaariyay 100-Gawaarida Gargaarka Caafimaadka ah.

    Waxaa la Diyaariyay dhamaan noocyada Dhiiga Ciidanku ubaahan yahay.

    Waxaa la Diyaariyay Afar Goobood KMG oo Ciidanka ah.

    Waxaa la Diyaariyay dhamaan Jeelashii Maxaabiista.

    Waxaa la Diyaariyay Garsoorkii iyo Saxaafadii.

    Waxaa la Diyaariyay Saadkii lagama maar maarka ahaa.

    Waxaa la Diyaariyay Diyaaradihii Drons-ka ahaa.

    Waxaa Diyaarsan Quwadihii Caalamka.

    Hawlgalkan,waa mid si heer sare oo casri ah loo qaabeeyay.

     

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2024/12/AQP-T4ow9XR7shJvCX9sDg1MKs1K7-5_r6kOUi45f2j-V9_YydGm09_yff5CuDi5MLyZeX1rAWkyrFbIZMqRO3S2.mp4

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Dabka uga shidmay Xamar Xasan halkee la aadi doonaa?

    September 26, 2025

    Wax badan ka ogow tagida Xasan Shiikh Ee Kismaayo

    September 26, 2025

    Jubaland oo garab istaagtay mucaaradka Muqdisho.

    September 24, 2025
    Latest Posts

    Faallo:-Dabka uga shidmay Xamar Xasan halkee la aadi doonaa?

    Wax badan ka ogow tagida Xasan Shiikh Ee Kismaayo

    Jubaland oo garab istaagtay mucaaradka Muqdisho.

    Xasan Shiikh oo dabin siyaasadeed ugu dhacay Mucaaradka Xamar

    Jen.Qalyare oo Aas qaran loogu sameeyay Garowe

    Xog:-Maxaa kala socotaa mashruuca horumarinta Ee New Muqdisho?

    Xasan Shiikh oo baadigoob ugu jira isla sawirka Trump

    Markab sida 150-Kunteenar oo kusoo xirtay Bosaso

    Faallo:-Puntland oo Wayday Geesi Qaran

    Jeneral Qalyare oo qarax Miino ku Geeriyooday

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.