Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Puntland oo toogatay ku dhawaad 20-Xubnood oo Alshabaab ah
    Somalia

    Puntland oo toogatay ku dhawaad 20-Xubnood oo Alshabaab ah

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 8, 2023Updated:March 8, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Maxkamada Ciidamada Qalabka sida ee Puntland,ayaa dil toogasho ah ku fulisay 18-Xubnood oo ka tirsanaa kooxaha argagixisada ah.

    Xubnaha,ayaa lagu kala toogtay magaalooyinka Bosaso,Qardho,Garowe iyo Gaalkacyo.

    Bosaso: 10-Xubnood.

    Gaalkacyo 5-Xubnood.

    Qardho 2-Xubnood.

    Garowe 1-Xubin.

    Magacyada Xubnaha la toogtay,ayaa kala ah…

    1.Siciid Cabdiqaadir Cali.

    2.Bashiir Siciid Jaamac.

    3.Farxaan Abshir Aadan.

    4.Cabdirisaaq Maxamed Cali.

    5.Maxamed Ibraahim Cabdi Xasan.

    6.Jaamac Aadan Tusbaxle.

    7.Ayuub Cumar Shire (Biixi).

    8.Cabdullaahi Salaad Boos (Mahoonge).

    9.Maxamed Abshir Muuse (Olyo).

    10.Maxamuud Cabdirixiin Cabdiqaadir (Xifdiye).

    11.Cismaan Badey Cismaan.

    12.Mukhtaar Maxamed Yuusuf.

    13.Xuseyn Cali Faarax.

    14.Mustafe Cabdirisaaq Cismaan.

    15.Xassan Isaaq Maxamed (Maax).

    16.Maxamed Sharafle Maxamuud (Culusow).

    17.Maxamed Cabdullaahi Xuseyn Juba.

    18.Sadiiq Faarax Nuur Muudey.

    Sidaanoo kale Maxkamada Ciidamada Qalabka sida ee Puntland,ayaa dil ugu fulisay Magaaalada Gaalkacyo kal hore 18-ka mid ah argagixisada.

    Fulinta xukunka toogashada ah ee xubnahan,waxaa si weyn usoo dhaweeyay Bulshada Puntland.

    La dagaallanka argigixisada waxay Puntland kaga jirtaa safka hore.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.