Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Puntland oo ugu danbayn ku guulaysatay in ay gaar uhesho qoondadeeda Deeqaha
    Somalia

    Puntland oo ugu danbayn ku guulaysatay in ay gaar uhesho qoondadeeda Deeqaha

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 14, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Puntland,waxay ku guulaysatay in ay si gaar ah uhesho Deeqaha Caalamka,gaar ahaan kuwa Baanka Aduunku maalgeliyo.

    Barnaamijka Damal Caafimaad oo mudo ka socday Somaliya,ayaa qayb cusub lasoo fasaxay.

    Puntland,ayaa Mashruucan ka heshay $45-Milyan oo lagu taageerayo Caafimaadkeeda,waxaana fulinaysa hay’ada PSI -Population Servise International.

    Sidoo kale,waxaa ku mataanaysan Barnaamijkan kuwo kale oo dhaqaalaha ku baxaya udhow yahay $40-Milyan.

    Marka laga soo tago hab maamuska Magaca Somaliyed ee Madaxda Dowlada Dhexe ay ku leeyihiin daahfurka Mashruucan ku kacaya $200-Milyan,majiri doono kormeerid DFS ay ku leedahay qaybaha ka fulaya PL iyo SL.

    Ku adkaysiga go’aamadeeda iyo dadaalka ahaa in PL aysan la qayb noqonayn Dowlada Muqdisho,ayaa sababay in gaar loo siiyo qoondadeeda Mashaariicda Caalamku ku taageero Somaliya.

     

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.