Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Puntland oo yeelatay Sheybaarka Ciida Ee Beeraha
    Somalia

    Puntland oo yeelatay Sheybaarka Ciida Ee Beeraha

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 20, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Garoowe: 20 October, 2024: Ku-simaha Madaxweynaha Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntland H.E Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa xarigga ka jaray Sheybaarka Ciida ee Wasaarada Beeraha iyo Waraabka dowladda Puntland.

    Sheybaarkan oo ah mid casriya ayaa Wasaaradu u adeegsan doontaa hubinta iyo sahaminta goobaha ku haboon Beeraha ee deegaanada Puntland, taas oo Beeralayda Puntland ka caawinaysa inay si fudud u helaan meelaha ku haboon noocyada dalaga ee ay beerayaan.

    Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland ayaa ku boggaadiyay Wasaarada Beeraha horumarka ay sameeyeen, si bulshadeenna loogu fududeeyo sahanka beerashada oo qeyb weyn ka qaadan doona in dadku ku dhiiradaan sidii dalkooda wax ugala soo bixi lahaayeen.

    Kulanka waxa ka qayb galay Wasiirka Wasaarada Beeraha Puntland, Guddoomiyaha Guddiga Khayraadka Dabiiciga ah ee Golaha Wakiilada Puntland, Xildhibaano,, Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada, Agaasimaha Guud ee Wasaarada Beeraha, Guddoomiyaha Caasimadda Garoowe iyo masuuliyiin kale.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.