Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Puntland Siyaasiyan iyo Mileteri ahaanba waa uga adkaatay Somaliland
    Somalia

    Puntland Siyaasiyan iyo Mileteri ahaanba waa uga adkaatay Somaliland

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 9, 2023Updated:March 9, 2023No Comments2 Mins Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Hankii Wiilka Beesha Isaaq ee ahaa in uu dhiso Jamhuuriyad ka mid noqota Dalalka Geeska Afrika uu leeyahay Caasimadeeda,Dekedeeda kana yahay Bulshadeeda Boqolkiiba Konton,waa fashilmay.

    Saakay LC waa xor,waxaana gudaheeda fadhiya ku dhawaad 8-kun oo Nin iyo Qalabkooda.

    Taliskii Ina Canbaashe ee looga talinjiray Sool laguna dhibaatayn jiray Dadka,loona isticmaali jiray horgalnimada ee laga horgayn jiray cid walba oo isku dayda in ay xorayso Gobolka,waxaa fadhiya Ciidamada difaaca Sool.

    Quluubta Bulshada Sool Boqolkiiba Boqol ayay ka jeensatay wax la yiraahdo Somaliland,Dadkuna waxa kaliya ee ay saakay ka midaysan yihiin waa ka fogaanshaha maamulkaas iyo ujeedooyinkiisa.

    SL maxaa ka fashilmay?

    1.Nabadii ay gadaysay.

    2.Dimuqraadiyadii.

    3.Ictiraaf raadintii.

    SL maxay lumisay?

    1.Santuukhii horumarinta SL.

    2.Kabistii Ciidankeeda Police-ka

    3.Dhoolatuskii Berbera ee macnaha uyeelan lahaa.

    4.Matalaadii Sool iyo Sanaag ee ay ku doodi jirtay.

    Fursadii Siyaasadeed ee ugu fiicnayd,ayaa saakay Gacanta Beelaha Daarood gashay.

    Si gaar ah Puntland xirfad sare oo Siyaasiyadeed ayay uga adkaatay SL.

    B.Siyaasadii dibada waa uga adkaatay.

    T.Ciidan ahaan,iyadoo Shaati Beelaysan wadata ayay dusha ka martay.

    J.Dhulkii iyo Dadkii Harti ee dulmanaana waxay kaga xoraysay,iyadoon la gelin dagaal qaawan.

    X.Sokeeyihii SL la socday ee caqabada ku ahaa xoraynta Sool Gacanta PL wax kuma gaarin.

    Waa umuhiim Siyaasada Beelaha Daarood in Muuse sii xukumo Somaliland.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    April 6, 2026

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    April 6, 2026

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    April 6, 2026
    Latest Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.