Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Puntland: Tirada Dadka uu ku dhacay COVID-19 oo korortay
    Somalia

    Puntland: Tirada Dadka uu ku dhacay COVID-19 oo korortay

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMay 11, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Guddiga Dowladda Puntland u qaabilsan wacyi-gelinta iyo la tacaalida cudurka Coronavirus ayaa ku dhawaaqay in maanta 6 xaaladood oo cusub lana xariira COVID-19 laga helay degaanada Puntland, kaddib baaris lagu sameeyay 24 ruux oo looga shakiyay cudurka.

    6 Ruux ee laga helay cudurka Coronavirus ayaa ku kala nool Gobolada Nugaal, Karkaar iyo Bari, waxaana Wasaaradda Cafimaadka Dowladda Puntland ay sheegtay inay hoos u dhaceen dadka uu haleelay cudur, marka loo eego xaaladihii la diiwaan-geliyay labadii maalmood ee tagtay.

    Kiisaska la diiwaan-geliyay ee cudurka Coronavirus ee gudaha Puntland ayaa hada gaartay 90 qof, waxaa u dhintay 4 qof, halka uu ka bogsaday 1 qof.

    Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Puntland ayaa ugu baaqday shacabka inay muujiyaan taxadar, ayna u hoggaansamaan awaamiirta Dowladda iyo talooyinka caafimaadka ee ay bixinayaan Wasaaradda, Guddiga Dowladda iyo dhakhaatiirta caafimaadka, si looga guuleysto inuu sii baaho cudurka COVID-19.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.