Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Puntland:-W.Waxbarashada oo hor timid fadhiga Golaha Baarlamaanka
    Somalia

    Puntland:-W.Waxbarashada oo hor timid fadhiga Golaha Baarlamaanka

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 5, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Garoowe, 5 Luulyo 2025 β€” Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowladda Puntland, Mudane Hon Abdirisak Ahmed Said, oo uu weheliyo Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad, Mudane Hon Mohamed Mahamud Esse, ayaa maanta shir-guddoomiyey Fadhiga 13-aad ee Kalfadhiga 56-aad ee Golaha Wakiillada.

    Ajandaha fadhiga maanta wuxuu ahaa Xeerarka ay Xukuumaddu soo gudbisay/gudbiso ama Goluhu curiyo.

    Fadhiga waxaa Golaha hor-yimid Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Dowladda Puntland, isagoo Golaha la wadaagay faah-faahin la xiriirta wax-ka- baddelka Xeerka, iyadoo xildhibaannadu su’aalo ka weydiiyeen Wax-ka-baddelka Xeerka Tacliinta Sare.

    Intaas kadib waxaa Xeerka lagu wareejiyey Guddiga Arrimaha Bulshada, Dhaqanka, Warfaafinta Iyo Isgaarsiinta, kuwasoo ku samaynaya akhrinta labaad, waxayna Golaha dib ugu soo celindoona 8 July, 205.

    DHAMMAAD –

    Wixii faah-faahin ah kala xiriir:
    Xafiiska Warfaafinta iyo Wacyigelinta Golaha Wakiillada Dowladda Puntland
    Ibrahim Mohamud Yusuf
    πŸ“§ directorofmedia@parliament.pl.so
    🌐 https://puntlandparliament.com
    πŸ“²: https://www.tiktok.com/@parliamentofpl
    πŸ“ Garowe, Puntland, Somalia

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    April 6, 2026

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    April 6, 2026

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    April 6, 2026
    Latest Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.