Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Puntland waa in ay siisaa maqaam sare qabashada Ciyaarta kama danbaysta ah Ee Gobollada
    Somalia

    Puntland waa in ay siisaa maqaam sare qabashada Ciyaarta kama danbaysta ah Ee Gobollada

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 17, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waa khasab in la xakameeyo Warbaahinta oo lakala hufo mideeda masuulka ah ee leh Wadaniyada iyo aragtida.

    Warbaahintu khal-khal gelinta amaanka door weyn ayay ku leedahay markaysan waxba Xeerinayn.

    Ciyaarta kama danbaysta ah ee Mudug iyo Nugaal,waa xasaasi ay si khaldan ay uga faa’idaysan karaan argagixisada iyo kuwa kale ee diidan horumarka Puntland.

    Marka laga reebo Ciyaarta dhiman,Guud ahaan Ciyaarihii soo dhacay,waxay uqabsoomeen si qurux badan.

    Ciyaarahan quruxdoodu,waxay ka turjumayaan awooda amni,bisayl,maamul iyo Bulsho ee Puntland.

    Koonfurta Wadanka,waxay la daalaa dhacaysaa argagixiso iyo amni xumo,halka Puntland ay ku mashquulsan tahay Ciyaaro iyo Doorasho.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.