Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe
    Puntland

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 6, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Shirka Golaha Mustaqbalka Somaliyed ee qorshaysan in uu ka dhaco Garowe Bishan bartankeeda,waxay ku fiican tahay in dib loo dhigo.

    Sababta ay tahay in dib loogu dhigo,waxay tahay…..

    “In tijaabo laga qaado Xubnaha Golaha ee kasoo jeeda Beesha Xasan Shiikh,taasoo ah in ay muujiyaan awoodooda iyo saamayntooda oo ay Xamar ka hawlgalaan 15-May”.

    Kulanka Golaha halaga dhigo 15-May kadib,iyadoo la ogaaday burhaanta Xubnaha Golaha ku jira ee Beesha Xasan Shiikh ay leeyihiin.

    Macno ma samaynayso in Nin aan miisaan lahayn Roog Guduudan loo dhigo oo loo sameeyo madal uu ku hadlo.

    PL kaligeed,ayaa ku filan in ay sharciyada Dowladnimo ee Xamar taal fashilanto,balse in Somali la mideeyo,waa wax wanaagsan hadii la heli karo.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    April 6, 2026

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    April 6, 2026

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.