Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Putin oo cadeeyay in uu markale utartamayo Kursiga
    Somalia

    Putin oo cadeeyay in uu markale utartamayo Kursiga

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 8, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Vladimir Putin,ayaa ku dhawaaqay in uu mar kale isu soo taagi doono in uu noqdo Madaxweynaha Ruushka marka uu xilkiisa dhamaado sanadka soo socda.

    Go’aankan oo si weyn loo wada sugayey,ayaa sida muuqata shaaca waxaa ka qaaday sarkaal sare oo ka tirsan ciidamada milateriga, kadib xaflad abaal marin ah oo ka dhacday magaalada Moscow, waxaana hadda tabinaya wakaaladaha kala duwan ee Ruushka.

    Afhayeenka rasmiga ah ee Kremlin-ka, Dmitry Peskov, ayaa sheegay in tiro “la yaab leh” oo dadka Ruushka ah ay doonayeen in Mr Putin uu sii wado hogaaminta Ruuhska.

    Codbixintu waxay dhici doontaa inta u dhaxaysa March 15-keeda iyo 17-keeda.

    Putin,ayaa markii Shanaad qaban doona xafiiska hadii uu guuleysto.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.