Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Putin oo qarka usaaran in Ciidamada Wagner inqilaabaan
    Somalia

    Putin oo qarka usaaran in Ciidamada Wagner inqilaabaan

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 24, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xaalada Caasimada Ruushka ee Moscow,ayaa gashay hubanti la’aan kadib hanjabaadii hogaamiyaha Ciidamada Wagner.

    Dowlada Ruushka,ayaa hogaamiyaha ku furtay Maxkamad danbiyo dagaal ah,waxaana loo soo jeediyay in uu iscasilo.

    Taa badalkeeda,waxuu dhankiisa uga dhawaaqay dagaal ka dhan ah Dowlada Putin.

    Hogaamiyahan,waxuu xukumaa 200-300-kun oo Askari oo hawlgab ka noqday Ciidamada Ruushka lehna khibrad sare.

    Isku dhaca hogaamiyaha Wagner iyo Putin,waxaa xoguhu sheegayaan in ay ka danbeeyaan reer Galbeedku oo uu yahay qorshe lagu inqilaabayo Putin.

    Reer Galbeedku waxay ku dadaalayaan in uusan qabsoomin Shirka Koonfur Afrika ee Wadamada raba in ay ka guuraan Dolar-ku ay ku kulmayaan.

    Waa dagaal Siyaasadeed,dhaqaale,Awoodeed iyo loolanka hogaaminta caalamka ku salaysan.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.