Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Qabashada Madoru oo fadeexad ku noqotay Shiinaha.
    Somalia

    Qabashada Madoru oo fadeexad ku noqotay Shiinaha.

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 5, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Qabashada Moduru,waxay ceebaysay oo macno tirtay Shiinaha,sababtoo ah,wuxuu ahaa Geed fadhiga Moduru dhan walba.

    Sadex Waji,ayaa Shiinaha lagu ceebeeyay oo Maraykanku ku karbaashay…..

    1.Siyaasiyan,waxaa la muujiyay in aan la hoos geli karin Shiinaha oo uusan gaarsiisnayn awood siyaasadeed oo la magansan karo.

    2.Difaac ahaan,waxaa la bahdilay Qalabkii Ciidan ee Shiinaha oo Venezuela,waxay haysatay Raadaaradii iyo qalabkii difaaca Hawada ee Shiinaha waliba kuwii ugu casrisanaa…

    B.JY-27A Radar.
    T.HQ-9 Missile system.

    Sidoo kale Ciidamada Venezuela,waxay Qalabka ka heli jireen Shiinaha.

    3.Dhaqaale ahaan,ayaa la khasaariyay Shiinaba oo Venezuela,waxaa ka galay $4.8 Bilyan.

    Diyaaradaha Maraykanka oo gaaraya 150,ayaa Hawada Venezuela si baqdin la’aan ah ugu xaraga duulay.

    Waxaa la oran karaa Venezuela,waxaa ka dhacay dhoolatus dhexmaray Maraykanka iyo Shiinaha,waxaana caalamka la tusay qiimadarida Hubka iyo Qalabka Milleteri ee Shiinuhu farsameeyo,waxaana dhici doonta in Wadamo badan aysan iibsan Qalabka Milleteri ee Shiinaha.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Dib U Eegista Dastuurka yaa awood uleh in ay fuliso?

    March 4, 2026

    Puntland oo canbaaraysay Afduubka lagula kacay Lataliye ka tirsan Madaxtooyada PL

    March 4, 2026

    Madaxweyne Trump oo si adag udhaleeceeyay Rw Uk

    March 3, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Dib U Eegista Dastuurka yaa awood uleh in ay fuliso?

    Puntland oo canbaaraysay Afduubka lagula kacay Lataliye ka tirsan Madaxtooyada PL

    Madaxweyne Trump oo si adag udhaleeceeyay Rw Uk

    Puntland:-War-murtiyeedka Shirkii Wadatashiga Puntland (02 March 2026

    Wararkii ugu danbeeyay dagaalka Maraykanka-Israa’iil iyo Iran?

    Wakiilka QM,wuxuu gaarsiiyay Aadan Madoobe Warqad ka socotay BC .

    Wararkii ugu danbeeyay dagaalka Iran iyo Maraykanka-Israa’iil?

    Wararkii ugu danbeeyay dagaalka Maraykanka/Israa’iil iyo Iran

    Xasan Shiikh oo hawada ka celiyay diyaaradii siday Xildhibaanada PL ku matalayay Baarlamaanka

    Madaxweynaha PL oo wadatashi ugu yeeray Xildhibaanada Labada Aqal Baarlamaanka Fadaraalka ku matala PL

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.