Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Qaramada Midoobey oo dhiirigelinaysa jabinta Cunaqabataynta Israa’iil
    Somalia

    Qaramada Midoobey oo dhiirigelinaysa jabinta Cunaqabataynta Israa’iil

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 9, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobey u qaabilsan dhowrista xaquuqda aadanaha dhulalka la haysto ee falastiin, Francesca Albanese, ayaa ku boorrisey kooxaha doonleyda ah ee u halgamaya jabinta cuneqabateynta Israa’iil ay ku hayso Qasa in ay sii wadaan dadaalkooda.

    “Ayadoo la dalbanayo in doonta Madleen si degdeg ah loo sii daayo, haddana waxaa loo baahan yahay in la sii wado gurmadka lagu tiigsanayo dadka tabaaleysan. Deked kasta oo ku taal badda Mediterranean-ku waa in ay dirtaa doomo la isku garab taagayo Qasa, haddii ay garbo siman u shiraacdaan lama joojin karo” ayey ku tiri Albanese hadal kooban oo ay ku qortay barta X.

    Wakiilka Wakiilka Gaarka ah ee QM waxay sidoo kale dowladda UK ugu baaqday in ay sharraxaad degdeg ah ka dalbato Israa’iil islamarkaana ay xaqiijiso sii daynta Doonidan iyo Dadka saara

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.