Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxay yihiin Qodobada loo qabtay 12-ka Bilood in ay ku fuliso Dowlada Somaliya?
    Somalia

    Maxay yihiin Qodobada loo qabtay 12-ka Bilood in ay ku fuliso Dowlada Somaliya?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 5, 2023Updated:August 5, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Qaramada Midoobey waxay Dowlada Somaliya usoo jeedisay in ay horumar ka samayso 12-ka Bilood ee soo socda 8-Qodob oo kala ah….

    1. Heshiis Siyaasadeed oo DG iyo Dowlada Dhexe ah.

    2. La-dagaaalanka Musuqa.

    3. Horumarinta Dowlad wanaagga.

    4. Dhowrista nidaamka loo marayo deyn cafinta.

    5. Hirgelinta Qorshaha Amniga Qaranka.

    6. Ka miro dhalinta wadahadalada SL.

    7. Dib u habeynta Cadaaladda.

    8. Dhameystirka bixidda Ciidamada Midowga Africa si xasiloon.

    Qaramada Midoobey,ayaa qoramadeeda ku sheegtay in intaas lagu gaari karo xasilooni siyaasadeed iyo Dowladnimo taam ah oo caalamku la fal galo.

    Soo jeedinta QM,waa amar dadban oo hadii la qaadan waayo go’aamo Dowlada Somaliya ka dhan ah ku xigi doonaan.

    Warbixinta QM,waxay ka dhigan tahay.. (Dowlad ma tihidin ee Wadadaa umara in aad Dowlad noqotaan).

    Si gaar ah,waxay waji gabax ku tahay Xasan Shiikh oo waxaa loo sheegay in aysan jirin wax la taaban karo oo uu ka qabtay Dowlad dhiska Dalka.

     

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.