Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Qaramada midoobey oo Hanbalyo udirtay Madaxweynaha la doortay ee Puntland
    Somalia

    Qaramada midoobey oo Hanbalyo udirtay Madaxweynaha la doortay ee Puntland

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 9, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ku-simaha xafiiska Qaramada Midoobey ee Soomaliya islamarkaana ah ku-xigeenka wakiilka xafiiska siyaasadda UNSOM Raisedon Zenenga ayaa sheegay in uu hambalyeeynayo madaxweynaha cusub ee Puntland Saciid Cabdullaahi Deni iyo ku-xigeenkiisa Axmed Cilmi Karaash oo maalintii shalay lagu doortay magaalada Garowe.

    Wuxuu sheegay Raisedon in uu ka rajeynayo madaxweynaha cusub ee iyo maamulkiisaba in ay si dhaw u wada shaqeyn doonaan xafiiska siyaasadda ee Qaramada Midoobey.

    Waxaa kaloo uu amaanay guddiga doorashada Puntland, sida ay u diyaariyeen doorashada ku dhacday sida nabadda ah.

    โ€œWaxaan sidoo kale aan ammaan u soo jeedinaynaa madaxweynihii hore Cabdiweli Maxamed Cali โ€˜Gaasโ€™ iyo maamulkiisa sida ay u maamuleen in si nabadgelyo ah awooda la isugu wareejiyo islamarkaana suurta-geliyay jawi wanaagsan oo ay guddiga doorashada waajibaadkooda ugu guteen.โ€

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    November 19, 2025

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    November 19, 2025

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    November 19, 2025
    Latest Posts

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    Faahfaahin duqaymo lala beegsaday firxadka argagixisada

    Faah-faahin dheeraad ah Miisaaniyadda sanadka 2026 Ee Puntland

    Somaliya oo codkeeda ku biirisay Qasa in la geeyo Ciidan shisheeye

    Palestinian Authority welcomes UN Security Council resolution on Gaza

    ๐—ช๐—ฎ๐—ณ๐˜๐—ถ ๐˜‚๐˜‚ ๐—ต๐—ผ๐—ด๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐—ผ ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—๐˜‚๐˜…๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜† ๐——๐—ต๐—ฎa๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ

    Wasaarada Arimaha gudaha oo go’aan ka gaartat khilaafka Golaha Deegaanka

    Ciidamada Puntland oo qaaday hawlgal culus

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.