Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Qaramada Midoobey oo mudnaanta horumarka Somaliya siisay Doorashada Puntlanda
    Somalia

    Qaramada Midoobey oo mudnaanta horumarka Somaliya siisay Doorashada Puntlanda

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 22, 2023Updated:June 22, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ergeyga QM,ayaa Golaha Ammaanka u sheegtay in Soomaaliya ay horumar la taaban karo ka samaysay horumarinta arrimaha muhiimka ah ee qaranka, oo ay ka mid yihiin..

    1.Qabashada doorasho qof iyo cod ah oo ka dhacday Puntland.

    2.Magacaabista Guddiga madaxa bannaan ee dib u eegista dastuurka.

    3.Meel marinta 11 sharci.

    In Doorashada Qof iyo Cod ee lagu daro guulaha Qaran ee Somaliya ay gaartay,waxay PL iyo Madaxweynaheeda utahay guul weyn.

    M.Xasan waxuu garan waayay in Doorashadaas ay isaga waxqabad iyo magac utahay,taa badalkeeda,waxuu ka muujiyay cadaawad.

    Balse QM,ayaa doorkaa buuxisay oo diiwaangelisay.

    PL markale,ayaa loo diiwaangeliyay in ay Fadaraalka kadib dalka horseed ugu noqotay nidaam kale oo Dowladeed.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.