Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Qarax Ismiidaamin ah oo ka dhacay duleedka Afgooye (Sawirro)
    Somalia

    Qarax Ismiidaamin ah oo ka dhacay duleedka Afgooye (Sawirro)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 18, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Qarax ismiidaamin ah ayaa ka dhacay halka loo yaqaan bood boodka oo ku dhow koontaroolka Baar ismaaciil ee degmada Afgooye, waxaana ka dhashay khasaare nafeed, sida ay ku waramayaan dadka degaanka.

    Wararka ayaa sheegaya in qaraxan Ismiidaaminta ah oo loo adeegsaday gaari NOHA ah oo laga soo buuxiyay walxaha qarxa, lala beegsaday Askar katirsan Ciidanka dowladda iyo shaqaalle Turki ah oo saarnaa gaari Cabdi bille iyo gaari kale.

    Dadka dhaawacmay ayaa loo soo qaaday Muqdisho, iyadoo si kale ay jiraan dad dhintay oo tiradooda ay ku socoto hubin..

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.