Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Qaraxyo ka dhacay magaalada Muqdisho maanta
    Somalia

    Qaraxyo ka dhacay magaalada Muqdisho maanta

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMarch 26, 2017No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Laba Qarax, ayaa maanta ka dhacay degmooyinka Waaberi  iyo Dharkeynleey ee magaaladda Muqdisho.

    Qaraxii koowaad, waxaa uu ahaa gaari lagu xiray qarax oo ku qarxay nawaaxiga isgooyska dabka ee magaaladda Muqdisho.wax khasaara ahna kama dhalan.

    Qarax labaad ayaa  Gaarigiisa loogu xiray mid ka mid ah Ergadii soo dooratay xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, gaar ahaan mudanayaashii Barlamaanka kasoo galay Degaanada Hirshabeelle.

    Qaraxa gaariga ayaa waxaa uu ka dhacay, Degmada Dharkeynley gaar ahaan agagaarka Ajabka ee xaafada Dabakaayo Madow.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.