Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Qatar oo beenisay in ay xirayso Xaafiiska Xamaas
    Somalia

    Qatar oo beenisay in ay xirayso Xaafiiska Xamaas

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 16, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    WD/Jubba.

    Diblomaasiyiinta Qadar waxaa horay loogu tilmaamay Kiyaabo bool kasta furta marka la joogo dhex-dhexaadinta dhinacyo aad u kala fog .

    Lknse markan Dowladda Qatar waxay sheegtay inay joojisay dedaalkii ay ugu jirtay in lagu gaaro heshiis nabadeed oo dhexmara Israel iyo Xamaas.

    Waxaa jira warar sheegaya in Xamaas ay qorsheyneyso inay ka guurto qatar,oo ay xafiiskeeda u wareejinayso dalalka Turkiga ama Iran .

    Xogaha qaarkood ayaa sheegaya in Mareykanku uu ku cadaadinayo Qatar inay xirto xafiiska Xamaas ee Doha,Lknse Qatar ayaa beenisay wararka sheegaya inay xirayso xafiiska kooxda Xamaas ku leedahay dalkeeda.

    Qatar waa dal yar oo hodan ah oo qeyb weyn ka soo qaatay nabadda Bariga Dhexe,balse qatar hadda waxay wajahaysaa culeysyo badan .

    Qatar dhul ahaan wuxuu ku fadhiyaa 11,600 KM oo labo jibaaran,marka Soomaaliya lala barbar-dhigana ballac ahaan Qatar waxay ka noqonnaysaa wax-kayar 2% dhulka Soomaaliya .

    Faahfaahin Dheeri ah Link-gan Ka Daawo .

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.