Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Qaxooti Soomaaliyeed oo Khasab Lagaga Saaray Xerada UNHCR ee Tripoli
    Somalia

    Qaxooti Soomaaliyeed oo Khasab Lagaga Saaray Xerada UNHCR ee Tripoli

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 26, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Hay’adda qarxootiga ee UNHCR ayaa wadda dadaalo ay dadka qaxootiga ah kaga daadgureyneyso magaalada Tripoli ee dalka Libaya oo ay wali ka taagan tahay xiisad colaadeed oo u dhexeeya dowladda iyo mucaaradka.

    Hase ahaatee waxaa dhinaca kale jira dad Soomaali ah oo cabsi ka qaba in ay dhibaato ka soo gaarto dagaaladaasi, kadib markii sida ay sheegeen ay UNHCR ku amartay inay ka baxaan xarunteeda, iyadoo qaar kalana si khasab ah uga saartay xarunta.

    Xuseen Xasan Cali oo ka mid ah Soomaalida ku jira xerada UNHCR ee magaalada Tripoli oo ka sheekeynaya xaaladda ay ku sugan yihiin Soomaalida qaxootiga ku ah Tripoli, isagoona tilmaamay inay xaalad adag ay wajahayaan.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.