Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Qiimaynta Waraysigii ugu horeeyay Ee ay bixisay Kamala Haris
    Somalia

    Qiimaynta Waraysigii ugu horeeyay Ee ay bixisay Kamala Haris

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 31, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waraysigeedii ugu horeeyay ayay bixisay Kamala Haris Musharaxa Madaxweyne ee Xisbiga Dimuqraadiga.

    Waraysiga,waxaa qayb kala ahaa Ninka ay usoo xulatay Madaxweyne xigeenka.

    Waraysiga,waxay ku dul istaagtay…..

    1.Nolosha Bulshada heerka Dhexe ee Maraykanka.

    2.Xuduuda iyo Dadka kasoo talaabaya.

    3.Tamarta iyo Green Energy.

    Waraysigan Kamala iyo ku xigeenkeeda Ninka ay uxulatay,waxay ku galeen khaladaad hadalo iska hor imaanaya ama is khilaafsan oo kuwa ay horay ujeediyeen ayay wax ka duwan markale sheegeen.

    Si kastooy tahay qiimayntii ugu horaysay ee lagu sameeyo,ayuu ahaa Waraysiga Kamala Haris oo Hal Teloofoon oo loosoo diray ku heshay fursada Musharax Madaxweyne.

    68-Casho oo qura Olale Doorasho haysta,ayaa laga rabaa in ay ku gasho Doorasho Kamala.

    Waxaa xiiso leh Dooda Waji ka Waji ay isku Wajihi doonaan Trump.

    Si kastooy tahay Waraysigan si weyn looguma qancin mana soo jiidan Dad badan.

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2024/08/An_ltwDEY4ZyOpm9R7cJWHa5UG4QN28xSkIcfDGYTosrydOQ4fWXI7R2W9xq8h-lmWEUTf3gMJRIXyTK-pEGilAX.mp4

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.