Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»QM iyo Midowga Afrika oo aqbalay Codsigii Dowlada Fadaraalka Somaliya
    Somalia

    QM iyo Midowga Afrika oo aqbalay Codsigii Dowlada Fadaraalka Somaliya

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 29, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Codsigii Dowlada Somaliya ee ahaa in dib loo dhigo bixitaanka Ciidamada Midowga Afrika ka socda mudo 3-bilood ah,waa la aqbalay.

    QM waxay amartay Qaybteeda UNSOS in ay hakiso daabulida Ciidamada iyo Qalabkooda.

    Sidoo kale 15-ka Wadan ee ugu muhiimsan Golaha amaanka ee Midowga Afrika,waxay wada taageereen Codsiga Somaliya,waxayna ballan qaadeen dhaqaalaha ku baxa Mushahaarka iyo kharashka kale ee Ciidamada ATMIS in ayagu kabayaan hadii Midowga Yurub laga waayo.

    Nigeria iyo South Afrika,waxay ballanqaadeen min $3-Milyan,halka Dowladaha kale ay ku yabooheen inta udhaxaysa $400-kun ilaa 500-kun.

    Sida xogaha hoose sheegayaan maba jiri doonaan Ciidamo ATMIS ah oo ka baxaya Somaliya 5-ta Sano ee soo socota,sababtoo ah lama hayo,mana qorshaysna diyaarintooda Ciidamadii Somalida ahaa ee badali lahaa.

    Wadamada Afrikaanku ma rabaan in argagixisadu la wareegto Xamar oo ay Afganbiso Dowlada taagta daran ee Villa Somaliya.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.