Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»QM: Xuutiyiintu kama dambeyn weerarkii xarumaha Saliida Sacuudiga
    Vassily Nebenzia, Permanent Representative of the Russian Federation to the United Nations and President of the Security Council for the month of September, chairs the Security Council meeting on the situation in Libya at the UN Headquarters in New York City, New York, September 4, 2019. (Photo by EuropaNewswire/Gado/Getty Images)
    Somalia

    QM: Xuutiyiintu kama dambeyn weerarkii xarumaha Saliida Sacuudiga

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 9, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Warbixin ay soo saareen gudiga Qaramada Midoobey u qaabilsan lasocodka xayiraadaha ayaa sheegay in Xuutiyiinta dalka Yemen aysan fulin weerar sanadkii hore lagu qaaday xarumaha ugu waawayn ee soo saara saliida Boqortooyada Sucuudiga, sida ay warisay wakaalada wararka ee Reuters.

    Mareykanka, Midowga Yurub, iyo Boqortooyada Sucuudiga ayaa dowladda Iran ku eedeeyay weerarka lagu qaaday xarumaha saliida Aramco ee Abqiiq iyo Khureys.

    Masuuliyada weerarkan oo dhacay 14’kii bishii September ee sanadkii hore ayaa waxaa sheegtay falaagada Xuutiyiinta ee ka dagaalama gudaha dalka Yemen. Iyadoona dowladda Iran dhankeeda ay iska fogeesay in wax lug ah ay ku lahayd weerarkaas

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.