Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Qodobada kasoo bixi doona Shirka Baydhabo Ee Madasha B&K Dalka
    Somalia

    Qodobada kasoo bixi doona Shirka Baydhabo Ee Madasha B&K Dalka

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 17, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Warmurtiyeedka Shirka Madasha Baydhabo ee Bartamaha iyo Koonfurta Dalka,ayaa maanta lasoo saarayaa.

    Qodobada kasoo bixi doona,waxaa ka mid ah…

    1.Baaq xoojin iyo dardargelin ah oo ku aadan dagaalka argagixisada.

    2.Is afgarad ku aadan midaynta Canshuuraha.

    3.Doorashooyinka oo laga dhigayo Galmudug,Hirshabelle iyo JL Dec 2024,halka KG ay noqon doonto Jan.2024.

    Dhamaan Qodobadan waxay ubaahan yihiin hirgelintooda Somali midaysan iyo Dastuur qabyo tiran.

    Sidii la filayay Shirkan,waxaa macno tiray maqnaanshaha PL,waxaana laga ilaalshay oo kaliya in uu fashilmo oo lagu soo kala dareero.

    Warmurtiyeedka kasoo bixi doona Shirkan kama duwanaan doono Waraaqo lagu sii qoray Imtixaan tijaabo ah.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.