Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Qoraalkii Xoghayaha Guud Ee Qaramada Midoobay muxuu Xambaarsanaa?
    Somalia

    Qoraalkii Xoghayaha Guud Ee Qaramada Midoobay muxuu Xambaarsanaa?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 14, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Qoraalkii Maantay ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Wuxuu Xambaarsanaa ..

    1.In aysan Jirin Magac layiraahdo Jamhuuriyada Somaliland.

    2.Fulinta Masuuliyada Dastuuriga ee Xasan Shiikh ka Saaran Jamhuuriyada Federaalka Somaliya.

    1. In Laas Caanood Ka Socdo dagaal udhaxeeya Ciidan Hubaysan iyo Shacab Aaya Ka Tashiga Danahooda ukulmaya.

    4.In ay Laas Caanood ka dhaceen Tacadiga Biniaadanimo ee Heer Walba leh,Masuuliyada arrintaasi aysan noqonayn mid la isaga hari doono.

    1. In Shacabka Reer Sool ay xaq ay u leeyihiin in Cod dheer iyo kulamo Aaya ka Tashiga Deegaankooda Xaquuq Sax ah uleeyihiin.

    6.In ay Somaliland ay tahay oo Noqona Doonto Somaliland State. ” XUDUUDAHA QABALIGA”

    7.In la aqoonsaday la Wareegida Awooda Shacabka ay udooreen go’aanka Hogaamiyayaasha

    8.In Guddi Xaqiiqo Raadin ah ay Wadada Ku soo Jiraan.

    Kaafi Abdi .

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.