Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Qormo:-Xasan,waa fashilmay ee yuu galaafan doonaa?
    Somalia

    Qormo:-Xasan,waa fashilmay ee yuu galaafan doonaa?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 16, 2024Updated:October 16, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Warqadan,waa farsamo looga siibanayo fashilkii Shirka.

    Mid way cadahay in uu Fashil weyn ku dhacay qorshihii Xasan ee mudo kororsiga.

    Balse Axmed Madoobe,ayuu rabaa in uu sii galaafto oo isagana ka Ciideeyo 5-ta Sano ee usalaxan.

    Xasan Shiikh,waxaa uqorshaysan in uu wakhtiga ka dilo JL oo NOV gaarsiiyo,iyadoon JL Doorasho qaban ,kadibna DFS soo saarto Warqad ay ku sheegayso in hay’adihii Maamul ee JL wakhtigii ka dhamaaday oo aysan Sharci ahayn.

    Hay’adaha Dowladeed ee JL waxaa wakhtigu kaga eg yahay 14-NOV ee Sanadkan,waxaana laga rabaa Axmed ka hor in Doorasho galiyo oo la helo Maamul cusub oo haysta mudo xileed.

    Axmed,waa in uusan dhag jalaq usiin Dadka loosoo diray ee maaweelinaya oo uu maalmahan sii daayo Gudigii Doorashada,isla markaana NOV uu gaaro,isagoo isdoortay.

    Xasan,waa xaqiiqsaday in aysan hirgalayn mudo kororsigii uu ka Shaqaynayay,waxuuse rabaa in uusan kaligii dhiman ee lala dhinto.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.