Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Qorshihii isbahaysi Ee Xasan,Geelle iyo Muuse Oo fashilmay
    Somalia

    Qorshihii isbahaysi Ee Xasan,Geelle iyo Muuse Oo fashilmay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 1, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Sadexdii Nin ee dejistay qorshihii ka dhanka ahaa Beesha Harti Afkay ciida dareen,kuwaasoo kala ah…

    1.Xasan Shiikh.
    2.Ismaaciil C.Geelle.
    3.Muuse Biixi.

    Maxay ku heshiiyeen?

    1 Isbahaysi Siyaasadeed iyo mid Ganacsi oo Xamar,Jabuti iyo Hargaysa ah.

    2.Beesha Daarood oo laga ilaaliyo Kursiga Madaxweyne mar danbe .

    3.Beesha Harti oo laga ilaaliyo Cadka matalaad Siyaasadeedka Beesha Daarood in ay qaadato.

    Xasan waa fashilmay?

    1.Isku wadidii Wadanka,waa ku fashilmay.
    2.Dagaalkii argagixisada,waa ku fashilmay.
    3.Fulinta Barnaamijyadii hor tabinta lahaa,waa ku fashilmay.

    Muuse waa fashilmay?

    1.Rajadii Gooni goosadka oo luntay.
    2.Qorshihii Somaliya iyo Somaliland oo xirmay
    3.Hub lagu qiyaasay $15-Milyan iyo ku dhawaad 3-kun oo Askari oo la diyaarinayay 32-Sano oo Hawada ka baxay.

    Geelle waa fashilmay?

    1.Qorshihii uu riixayay ee Fadaraal ah Somaliya iyo SL,waa fashilmay.

    2.Isbahaysigii Jeegaanta Geeska Afrika ee Muqdisho,Hargaysa iyo Jabuti,waa fashilmay.

    2.Hirgelinta Somaliland-tii Gumaystaha,waa fashilantay.

    3.Saldano garab la’ah oo ka dhisanta Xamar laguna xukumo Somali,waa fashilantay.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.