Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Qorshihii Nabada Bariga Dhexe Ee Trump oo shaqeeyay
    Somalia

    Qorshihii Nabada Bariga Dhexe Ee Trump oo shaqeeyay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 12, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Trump hindisihiisii Nabada Bariga Dhexe,waa dhaqaaqay….

    1.Waxaa istaagay dagaalkii.

    1. Israa’iil,waxay dib usoo celisay Ciidankeedii.

    3.Xamaas,waxay sii daayeen ku dhawaad 30-Maxbuus oo Israa’iilliyiin ah,iyagoo nool.

    4.Waxaa Qasa soo galay 600 oo Gawaari gargaar sida ah.

    5.Waxaa yimid Ciidamo Nabad ilaalin ah oo ka kala yimid Carabta iyo Turkiga.

    6.Waxaa socda isku dubaridka Maamulkii KMG ah ee la wareegi lahaa talada Qasa,kadib Xamaas.

    Trump,wuxuu rabaa taariikh in uu ka tago.

    Israa’iil,waxay rabtaa amaa n la hubo.

    Xamaas,waxay rabtaa badbaado.

    Shacabka Falastiin,waxay rabaan Nabad.

    Talo xumadii Xamaas miraheedii,waxay sababtay….

    B. In la dilo 70-kun oo shacab aĥ.
    T.90% oo la burburiyaya dhusmayaashii Qasa.

    T. Israa’iil oo gaartay guulo taariikhiya oo burburisay Xamaas,Xisbulaah,Asad.

    J.Qasa oo gashay Gacanta reer Galbeedka si buuxda.

    X.Inta badan Madaxdii Xamaas oo la laayay.

    Trump,wuxuu Isniinta ku wajahan yahay Bariga dhexe.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    April 6, 2026

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    April 6, 2026

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    April 6, 2026
    Latest Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.