Qaar kamid ah Isimmada dhaqanka Beesha Cumar Maxamuud ayaa raalligelin siiyay Isimka Guud ee Beesha Islaan Bashiir Islaan Cabdulle. Isimmada waraaqda soo saaray oo afar ah ayaa horey eedeeyn ugu jeediyay Islaan Bashiir, iyagoo sheegay in ay kala laabteen kalsoonidii.
Hoose ka akhriso qoraalka kasoo baxay Iimaan Cabdiwahaab, Fiqi Cabdinaasir, Ugaas Cabdixayi iyo Ugaas Faarax Caabi.

