Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Rabshado hor leh oo ka dhacay Ismaamulka Hong Kong.
    Somalia

    Rabshado hor leh oo ka dhacay Ismaamulka Hong Kong.

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyNovember 18, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Booliska Ismaamulka Hong Kong ayaa hareereeyay xarun jaamacadeed oo ay xalay dibad baxyaashu gudaha u galeen.

    Tobonaan kamid ah dibad baxyaasha ayaa isku dayay in ay goobtaasi ka baxsadaan markii uu waagu baryay, balse booliska ayaa u adeegsaday gaaska dadaka ka ilmeesiiya iyo rasaasta cinjirka ka sameesan. 

    Dibad baxyaasha ayaa maalmihii dambe sara u qaaday dibad baxyadooda rabshadaha wato, kuwaas oo ay kaga soo horjeedaan maamulka Hong Kong.

    Dibad baxyada ayaa markoodii hore ka bilawday sharci muran badan dhaliyay uu maamulku lagalay dowladda Shiinaha, kaas oo dhigayay in dadka dambiyada ku gala Hong Kong lagu maxkamadeen karo dhul waynaha Shiinaha.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.