Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Ragii weeraray Hotel DusitD2 Ee Nairobi oo la shaaciyay magacyadooda
    Somalia

    Ragii weeraray Hotel DusitD2 Ee Nairobi oo la shaaciyay magacyadooda

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 18, 2019No Comments2 Mins Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ciidanka Booliska dalka Kenya ayaa shaaciyay qaar ka mid ah raggii ka dambeeyay weerarkii Talaadadii lagu qaaday dhismaha Hotelka DusitD2 ee magaalada Nairobi ee Caasimadda dalka Kenya.

    Booliska  wali wadda baaritaano dheeraad ah ayaa shaaciyay qeybo ka mid ah magacyadda raggii fuliyay weerarka iyo waliba sidda ay Shabaab ugu biireen, waxaana ku jira wiil uu dhalay Sarkaal ka tirsan Ciidanka dowladda Kenya.

    Ali Salim Gichunge oo uu dhalay Sarkaal ka tirsan ciidanka Difaaca dowladda ee lagu magacaabo KDF  ahaana 27 sano jir,ayaa ka mid ahaa raggii fuliyay weerarka, waxaana yaraantiisii lagu xanaaneyn jiray Kaaniisad loogu tala galay Carruurta yaryar oo ku taalla dalka Kenya.

    Booliska Kenya ayaa xalay Saqdhexe soo xiray Xaaskiisa iyo gabadh la dhalatay oo kunoolaa Magaalada Nairobi si wax looga weydiiyo Falkaan uu sameeyay, waxaa uu ka mid ahaa raggii weerarka soo qaaday ee Gudaha galay.

    Dowladda Shaacisay Magacyadda Shaqsiyaad kale oo weerarka fuliyay waxaana ka mid ah Eric Kinyanjui oo 26 jir ah oo kasoo jeedda Ngecha ee Limuru iyo Faaruuq oo ku dhashay Xaafada isku raranka ah ee Majengo ee magaalada Nairobi.

    Raggaan ayaa 2011ilaa iyo 2015-kii intii u dhaxeysay ku biiray Al-Shabaab, waxaana la sheegay in ay qaateen diinta Islaamka intii ay la joogeen Al-Shabaab, waxaana xusid mudan in dhammaantood ay yihiin Kenyan.

    Xaafiiska Wararka ee idilnews.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    November 19, 2025

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    November 19, 2025

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    November 19, 2025
    Latest Posts

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    Faahfaahin duqaymo lala beegsaday firxadka argagixisada

    Faah-faahin dheeraad ah Miisaaniyadda sanadka 2026 Ee Puntland

    Somaliya oo codkeeda ku biirisay Qasa in la geeyo Ciidan shisheeye

    Palestinian Authority welcomes UN Security Council resolution on Gaza

    𝗪𝗮𝗳𝘁𝗶 𝘂𝘂 𝗵𝗼𝗴𝗴𝗮𝗮𝗺𝗶𝗻𝗮𝘆𝗼 𝗪𝗮𝘀𝗶𝗶𝗿 𝗝𝘂𝘅𝗮 𝗼𝗼 𝗴𝗮𝗮𝗿𝗮𝘆 𝗗𝗵𝗮a𝗱𝗮𝗮𝗿

    Wasaarada Arimaha gudaha oo go’aan ka gaartat khilaafka Golaha Deegaanka

    Ciidamada Puntland oo qaaday hawlgal culus

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.