Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Ra’iisul Wasaaraha dalka Ciraaq oo lagu amray in uu is casilo
    Somalia

    Ra’iisul Wasaaraha dalka Ciraaq oo lagu amray in uu is casilo

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 30, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Labada xisbi ee ugu wayn dalka Ciraaq horayna utaageeri jiray Ra’iisul Wasaaraha dalkaasi ayaa ku amray in uu xilka ka dago.

    Dalbashada Xil kadista Ra’iisul Wasaare Caadil Abdul Mahdi ayaa imaanaysa xilli ay sii kordhayaan dibad baxyada xoogan ee looga soo horjeedo dowladiisa.

    Wadaadka Shiiciga ee Muqtada al-Sadri oo sidoo kale ah hogaamiyaha aglabiyada Baarlamaanka Ciraaq ayaa Ra’iisul Wasaare Caadil waydiistay in uu ku dhawaaqo doorasho waqtigeesa lagasoo hor mariyay.

    Ra’iisul Wasaare Caadil oo dalabkaasi dhagaha ka fureestay ayaa Mr al-Sadri waxa uu haatan sheegayaa in isaga iyo xisbiga ugu wayn siyaasadda dalkaasi ay iska kaashanayaan sidii meesha looga saari lahaa Ra’iisul Wasaaraha.

    Dibad baxyada looga soo horjeedo dowladda Ciraaq oo bilawday horaantii bishan ayaa waxaa ugu yaraan ku dhintay 250 ruux.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.