Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Ra’iisul Wasaarihii Bishaar Al-Asad oo sheegay in uu……
    Somalia

    Ra’iisul Wasaarihii Bishaar Al-Asad oo sheegay in uu……

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 8, 2024Updated:December 8, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ra’iisul Wasaaraha Siiriya,ayaa sheegay in uu diyaar u yahay in uu la shaqeeyo Dowladda KMG ah.

    Bariga Dhexe,waxaa harsan Wadaada xagjiriinta ah ee Iran haysta in laga hor leexiyo Shacabka.

    Sidoo kale Boqortooyooyinka Khaliijka ee Qoysasku iska dhaxlaan in lasoo afjaro oo lagu khasbo in ay Dimuqraadiyad uguuraan oo furaabln Xisbiyo,isla markaana qabtaan Doorashooyin hufan.

    Danaha R.Galbeedka xataa sidaas,ayaa ufiican oo ay ku ilaalsan karaan oo ay Bulshooyinka Islaamku uga jeensanayaan.

    Caalamka,waa uga dhamaatay hogaamiye Kursiga isa siiya oo iska fadhiya,waxaana rajaynayaa in Geelaha Jabuti raaco Bishaar.

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2024/12/VID-20241208-WA0000.mp4
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Trump oo markale ilhaameeyay Xasan Shiikh

    September 26, 2025

    Faallo:-Dabka uga shidmay Xamar Xasan halkee la aadi doonaa?

    September 26, 2025

    Wax badan ka ogow tagida Xasan Shiikh Ee Kismaayo

    September 26, 2025
    Latest Posts

    Trump oo markale ilhaameeyay Xasan Shiikh

    Faallo:-Dabka uga shidmay Xamar Xasan halkee la aadi doonaa?

    Wax badan ka ogow tagida Xasan Shiikh Ee Kismaayo

    Jubaland oo garab istaagtay mucaaradka Muqdisho.

    Xasan Shiikh oo dabin siyaasadeed ugu dhacay Mucaaradka Xamar

    Jen.Qalyare oo Aas qaran loogu sameeyay Garowe

    Xog:-Maxaa kala socotaa mashruuca horumarinta Ee New Muqdisho?

    Xasan Shiikh oo baadigoob ugu jira isla sawirka Trump

    Markab sida 150-Kunteenar oo kusoo xirtay Bosaso

    Faallo:-Puntland oo Wayday Geesi Qaran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.