Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Ra’iisulwasaare Kheyre oo gaaray Degmada Xudur
    Somalia

    Ra’iisulwasaare Kheyre oo gaaray Degmada Xudur

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeySeptember 10, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Raโ€™iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali kheyre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Goordhow waxa ay gaareen degmada Xudur ee Xarunta Gobolka Bakool, iyada oo siweyn halkaasi loogu soo dhaweeyay.

    Wafdiga ayaa Garoonka diyaaradaha Magaaladas waxaa kusoo dhaweeyay Madaxweynaha Koonfur GalbeedCabdi Casiis laftagareenoo kasii horeeyay,Maamulka Magalada iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada ku nool degmada Xudur.

    Dadweyne kala duwan oo ka kala yimid Xaafadaha degmada xudur ayaa isugu soo baxay Garoonka Kubadda Cagta Dr Waaberi ee degmada Xudur,halkaas oo la filayo in Raโ€™iisul Wasaaraha uu kula hadlo.

    Ammaanka guud ee degmada Xudur ayaa aad loo adkeeyay,waxaana halkaasi ku sugan Ciidamada ilaalada gaarka ah ee Raโ€™iisul Wasaaraha iyo kuwa Koonfur Galbeed,kuwaas oo amniga siweyn u sugaya.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Trump oo Somalida markale ku hor bahdilay caalamka

    November 22, 2025

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    November 19, 2025

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    November 19, 2025
    Latest Posts

    Trump oo Somalida markale ku hor bahdilay caalamka

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    Faahfaahin duqaymo lala beegsaday firxadka argagixisada

    Faah-faahin dheeraad ah Miisaaniyadda sanadka 2026 Ee Puntland

    Somaliya oo codkeeda ku biirisay Qasa in la geeyo Ciidan shisheeye

    Palestinian Authority welcomes UN Security Council resolution on Gaza

    ๐—ช๐—ฎ๐—ณ๐˜๐—ถ ๐˜‚๐˜‚ ๐—ต๐—ผ๐—ด๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐—ผ ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—๐˜‚๐˜…๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜† ๐——๐—ต๐—ฎa๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ

    Wasaarada Arimaha gudaha oo go’aan ka gaartat khilaafka Golaha Deegaanka

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.