Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Ra’iisulwasaare Kheyre oo ku wajahan Magaalada Beydhabo
    Somalia

    Ra’iisulwasaare Kheyre oo ku wajahan Magaalada Beydhabo

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeySeptember 7, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Raโ€™iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta ku wajahan Magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah ee Maamulka Koofur Galbeed, iyadoo halkaas ay ka socoto qaban qaabada soo dhaweyntiusa.

    Ujeedada safarka Ra’iisulwasaare Kheyre ee Beydhabo ayaa la sheegay inay la xariirto arrimo kala duwan oo uga weyn tahay amniga iyo dib u habeynta Ciidamada.

    Raโ€™iisul Wasaare Kheyre ayaa la filayaa in dhowr cisho ku sugnaado Magaalada Baydhabo, Iasgoon kulamo la yeelan doona Waxgaradka iyo Shacabka Degaanada Koonfur Galbeed.

    Sidoo kale, Mr. Kheyre ayaa la filayaa inuu safaro ku tago deegaanada Maamulka Koofur Galbeed ee amnigooda gacanta lagu haayo.

    Maamul Goboleedka Koofur Galbeed ayaa maamulka koowaad ee si dhow u taabacsan dowladda Federaalka, marka loo eego maamulada kale ee dalka ka jira, waxaana lagu xusuustaa kaalintii ay ku laheyd doorashadii Koofur Galbeed ee dhacday bishii December ee sanadkii hore iyo doorashadii C/casiis Lafta Gareen oo ahaa Wasiir ka tirsanaa Xukuumadda Raโ€™iisul Wasaare Kheyre

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Trump oo Somalida markale ku hor bahdilay caalamka

    November 22, 2025

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    November 19, 2025

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    November 19, 2025
    Latest Posts

    Trump oo Somalida markale ku hor bahdilay caalamka

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    Faahfaahin duqaymo lala beegsaday firxadka argagixisada

    Faah-faahin dheeraad ah Miisaaniyadda sanadka 2026 Ee Puntland

    Somaliya oo codkeeda ku biirisay Qasa in la geeyo Ciidan shisheeye

    Palestinian Authority welcomes UN Security Council resolution on Gaza

    ๐—ช๐—ฎ๐—ณ๐˜๐—ถ ๐˜‚๐˜‚ ๐—ต๐—ผ๐—ด๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐—ผ ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—๐˜‚๐˜…๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜† ๐——๐—ต๐—ฎa๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ

    Wasaarada Arimaha gudaha oo go’aan ka gaartat khilaafka Golaha Deegaanka

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.