Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Ra’iisulwasaare Kheyre oo Magacaabay 3 Wasiir
    Somalia

    Ra’iisulwasaare Kheyre oo Magacaabay 3 Wasiir

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyApril 7, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    MUQDISHO (IDIL NEWS)-Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali kheyre, ayaa Goor-dhaweyd Magacaabay saddex Wasiir oo ka mid noqonaya golaha Xukuumadda Soomaaliya, kuwaas oo xilalkooda ay banaanaayeen.

    Wasiirada uu Magacaabay Raโ€™iisul Wasaare Kheyre ayaa kala ah;

    Wasiirka Dastuurka, Saalax Axmed Jaamac

    Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada, Sadiiq Warfaa

    Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha, Fowsiya Maxamed Sheekh

    Wasiirka Dastuurka Saalax Axmed Jaamac, oo ah Xildhibaan ayaa laga soo wareejiyay Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada, oo loo dhiibay Xildhibaan Saadiq Warfaa, halka Wasiirka cusub ee Wasaaradda Tamarta Fowsiyo oo ah Xildhibaanada ay buuxisay booskii uu hore u baneeyay Madaxweynaha Koonfur Galbeed C/caziiz Lafta-gareen.

    IDIL NEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    November 19, 2025

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    November 19, 2025

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    November 19, 2025
    Latest Posts

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    Faahfaahin duqaymo lala beegsaday firxadka argagixisada

    Faah-faahin dheeraad ah Miisaaniyadda sanadka 2026 Ee Puntland

    Somaliya oo codkeeda ku biirisay Qasa in la geeyo Ciidan shisheeye

    Palestinian Authority welcomes UN Security Council resolution on Gaza

    ๐—ช๐—ฎ๐—ณ๐˜๐—ถ ๐˜‚๐˜‚ ๐—ต๐—ผ๐—ด๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐—ผ ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—๐˜‚๐˜…๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜† ๐——๐—ต๐—ฎa๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ

    Wasaarada Arimaha gudaha oo go’aan ka gaartat khilaafka Golaha Deegaanka

    Ciidamada Puntland oo qaaday hawlgal culus

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.