Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Ra’iiswasaaraha Israel oo ku guul-dareystay dhismaha Dowlad wadaag ah
    Somalia

    Ra’iiswasaaraha Israel oo ku guul-dareystay dhismaha Dowlad wadaag ah

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 22, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ra’iisul Wasaaraha Israel Benjamin Netanyahu ayaa ku guul dareestay in uu soo dhiso wadaag ah kadib markii xisbigiisa uu waayay doorashadii ugu danbeesay in uu helo aglabiyada baarlamaanka.

    Mr Netanyahu oo Israel xukumayay tobonaankii sano ee lasoo dhaafay in ayaana awood u yeelan waayay in uu dhiso dowlada wadaag ah kadib markii ay guul dareesteen wadahadal uu kula jiray xisbiga ugu kuraasta badan ee Blue and White.

    Hogaaiyaha xisbigaasi ahna taliyihii hore ee militariga Benny Gantz ayaana dhawr jeer ku gacan seeray codsi kaga yimid Ra’iisul Wasaare Netanyahu.

    Madaxwaynhaa Israel ayaana sheegay in mudo 28 maalin ah u qabtay Mr Gantz 28 si uu u aqbalo wada xaajoodka.

    Guul darada Ra’iisul Wasaaraha ugu waqtiga dheer Israel ee Benjamin Netanyahu ayaana loo aaneenayaa fadaaxado msuq maasuq oo waayihii dambe hareeyay.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.