Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Fadaraalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre iyo wafti uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada New York ee dalka Mareykanka, halkaas oo uga qeyb galayo shirka Golaha ammaanka.

ย
Dhanka kale Raโiisul Wasaaraha,ayaa kula kulmay NewYork Wasiirka arrimaha dibadda ee waddanka Ruushka Sergei Lavrov,iyagoo ka wada hadlay xiriirka ka dhexeeya labada dal iyo sidii loo sii xoojin lahaa.
ย
Khayre ayaa khudbadii Madaxweyne Farmaajo ka jeedin doona shirka Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey.
