Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Sharcigii magangalyada TPS-ta Itoobiya oo la joojiyay
    Somalia

    Sharcigii magangalyada TPS-ta Itoobiya oo la joojiyay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 13, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dowladda Mareykanka,ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday in la joojiyay Barnaamijka Magangalyada Ku-Meel-Gaarka ah (TPS) ee loo oggolaa muwaadiniinta Itoobiya ee ku nool dalka Mareykanka.

    Go’aankan,waxaa shaacisay xoghayaha amniga gudaha ee Mareykanka, Kristi Noem, waxaana maanta lagu daabacay diiwaanka rasmiga ah ee dowladda (Federal Register).

    Wasaaradda Amniga Gudaha (DHS),ayaa sheegtay in kadib qiimeyn ay sameysay, ay ku qanacday in xaaladda amni iyo tan bani’aadannimo ee Itoobiya ay hagaagtay, isla markaana aysan hadda buuxin shuruudihii lagu siin jiray TPS, oo horay loo dejiyay sababo la xiriiray dagaallo hubeysan iyo dhibaatooyin bani’aadannimo oo baahsan.

    TPS-ka Itoobiya,ayaa markii ugu horreysay la bixiyay December 2022, waxaana ka faa’iideystay kumannaan muwaadiniin Itoobiyaan ah oo Mareykanka ku noolaa, kuwaas oo helay ilaalin ka dhan ah masaafurin iyo oggolaansho shaqo, hase yeeshee, go’aankan cusub wuxuu dhigaya in dhammaan faa’iidooyinkaas ay si buuxda u dhammaanayaan 13-ka Febraayo 2026, kadib muddo kala-guur ah oo ah 60 maalmood.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maraykanka oo dhabarka ujeediyay ictiraaf raadintii Somaliland

    June 2, 2026

    Mudug oo Boolis cusub tababar loogu soo xiray

    June 1, 2026

    In ka badan 25-kun oo Arday oo ufariisatay imtixaanka Shahaadiga Ee Puntland

    June 1, 2026
    Latest Posts

    Maraykanka oo dhabarka ujeediyay ictiraaf raadintii Somaliland

    Mudug oo Boolis cusub tababar loogu soo xiray

    In ka badan 25-kun oo Arday oo ufariisatay imtixaanka Shahaadiga Ee Puntland

    Faallo:-Muxuu ka dhignaa weerarkii Ciidamada Laftagareen Ee Baydhabo?

    Beesha caalamka oo baaq udirtay hogaamiyayaasha Somalida

    At Least 10 Soldiers Killed in Clashes in Baidoa as Forces Clash in Urban Fighting

    Maraykanka oo ka niyad jabay dhismaha Dowlad dhexe oo xoog leh oo Somaliyed

    Maraykanka oo hirgeliyay Xaafiis amniga Badaha ah oo SL iyo PL isku xiraya

    Faallo:-SL ma waxay ku xadgudubtay Diinta Islaamka?

    Faallo:-Maxay PL uga dhigan tahay booqashada weftiga Maraykanka?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.