Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-Dagaalkii Sadexaad ee aduunka miyaa qarka loo saaran yahay….
    Somalia

    Faallo:-Dagaalkii Sadexaad ee aduunka miyaa qarka loo saaran yahay….

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 13, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dagaalkii 3-Aad ee Aduunku in uu dhaco,ayaa qarka loo saaran yahay hadaan xal la helin deg-deg ah.

    Dagaalkii Ukrain iyo Ruushku weli,waa sii socdaa,waana soo afjarmi waayay.

    Qorshii nabada ee ugu danbeeyay oo Maraykanku keenay,waa ka gadmi waayay Ruushka iyo waliba Ukrain.

    Qodobka ugu adag ee laysku mari la’a yahay,waa Dhulka Ukrain ee ku jira Gacanta Ruushka oo Maraykanku soo jeediyay in laga dhigo Dhul ka caagan Ciidamada.

    Ruushku ma ogola taas,si lamid ah Ukrain ma rabto oo waxay soo jeedisay in Afti laga qaado dadka degan Dhulkaas.

    Trump oo ballanqaadkiisii xilligii doorashada uu ahaa in uu soo afjarayo dagaalka Ukrain hada,wuxuu si cad usheegay in ay dhici karto in uu qarxo dagaalkii 3-Aad ee Aduunka.

    Xoghayaha guud ee Nato,wuxuu ku dhawaaqay in Nato udiyaar garowdo dagaal.

    Yurub,waxay ku jirtaa Shirar isdaba joog ah oo ay uga tashanayso dagaal ay la gasho Ruushka.

    Guud ahaan Miisaska siyaasada caalamka laga jaangooyo,waxaa saaran dagaal,hadana qol walba,waxay danteedu ku jirtaa Nabad….

    1.Ruush,wuxuu rabaa Dhul uu nabad ku joogo.

    2.Ukrain,waxay rabtaa in loo xaqiijiyo sugnaanshaha amnigeeda.

    3.Yurub,waxay rabtaa khatarta uga imaanaysa Ruushka oo joogsata.

    4.Maraykan,wuxuu rabaa in colaada Ukrain ka soo afjaranto si uu ugu gacan banaanaado ka hortaga kobaca Shiinaha.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maraykanka oo dhabarka ujeediyay ictiraaf raadintii Somaliland

    June 2, 2026

    Mudug oo Boolis cusub tababar loogu soo xiray

    June 1, 2026

    In ka badan 25-kun oo Arday oo ufariisatay imtixaanka Shahaadiga Ee Puntland

    June 1, 2026
    Latest Posts

    Maraykanka oo dhabarka ujeediyay ictiraaf raadintii Somaliland

    Mudug oo Boolis cusub tababar loogu soo xiray

    In ka badan 25-kun oo Arday oo ufariisatay imtixaanka Shahaadiga Ee Puntland

    Faallo:-Muxuu ka dhignaa weerarkii Ciidamada Laftagareen Ee Baydhabo?

    Beesha caalamka oo baaq udirtay hogaamiyayaasha Somalida

    At Least 10 Soldiers Killed in Clashes in Baidoa as Forces Clash in Urban Fighting

    Maraykanka oo ka niyad jabay dhismaha Dowlad dhexe oo xoog leh oo Somaliyed

    Maraykanka oo hirgeliyay Xaafiis amniga Badaha ah oo SL iyo PL isku xiraya

    Faallo:-SL ma waxay ku xadgudubtay Diinta Islaamka?

    Faallo:-Maxay PL uga dhigan tahay booqashada weftiga Maraykanka?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.