Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Riyad:-Maraykanka iyo Ruushka oo leh Wada hadalo Albaabadu uxiran yihiin
    Somalia

    Riyad:-Maraykanka iyo Ruushka oo leh Wada hadalo Albaabadu uxiran yihiin

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 25, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Maraykanka iyo Ruushka,waxaa usocda wadahadalo qaatay 12-Saac oo Albaabadu uxiran yihiin.

    Warar laga soo xigtay Diblomaasiyiin,ayaa sheegaya in Labada Wadan waxbadan isla fahmeen.

    Wada hadalladan,ayaa ka socda Riyad Sacuudi Carabiya,waxaana la filayaa in ay soo wada saaraan Labada Wadan Warmurtiyeed ay ku midaysan yihiin.

    Wasaarada Arimaha Dibada Ruushka,ayaa laga soo xigtay..”Ukrain lama aamini Karo,wixii hada ka danbeeya Maraykanka,ayaan la Shaqaynaynaa oo la galaynaa heshiisyada”.

    Waxaa muuqata in Yurub la yasay oo banaanka laga dhigay wada xaajoodka mustaqbalka Ukrain iyo Qaaradaba.

     

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    April 6, 2026

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    April 6, 2026

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    April 6, 2026
    Latest Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.