Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Ruushka oo Iran siiyay Gantaalo iyo Maraykanka oo Israa’iil siiyay kuwii ay iskaga Difaaci lahayd
    Somalia

    Ruushka oo Iran siiyay Gantaalo iyo Maraykanka oo Israa’iil siiyay kuwii ay iskaga Difaaci lahayd

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 14, 2024Updated:October 14, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dowladda Mareykanka,ayaa ku dhawaaqday in ay Gantaallo casri ah oo difaaca Cirka ah iyo Ciidamo Mareykana ah ay u direyso Israa’iil.

    Madaxweyne Joe Biden,ayaa tallaabadan ku tilmaamay mid lagu difaacayo Israa’iil.

    Afhayeen u hadlay Aqalka Pentagon-ka ee looga arrimiyo Waaxda Difaaca Mareykanka, Major General Patrick Ryder, ayaa ku tilmaamay daabulista hubkan in ay qeyb ka tahay taageero ballaaran oo uu Mareykanka bilihi lasoo dhaafayay siinayay Israa’iil, si buu yiri looga difaaco Iran iyo kooxaha ay taageero danaha Mareykanka ee Gobolka.

    Waxaa jira oo kale xogo sheegaya in Ruushku siiyay Iran Gantaalo khatar ah iyo Hub kale,sidaana Mareykanku udadajinayo Gantaaladan Difaaca Cirka.

    Go’aan,ayaa ku soo beegmay iyada oo la filayo in Israa’iil ay jawaab ka bixisyo duqeynti cusleyd ee ay 1-di bishan Oktoobar kala kulantay Iran oo ku garaacday in ka badan 180 Gantaallada guuxooda ka dheereeya ah.

     

    Warbixinta Qaar,waxaan kasoo xiganay VOA.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.